Woqooyiga Kuuriya oo leh milatari aad u xoogan oo aan la mari Karin ayaa tijaabisay madaafiic cusub oo ridadoodu aad u dheerayn laakiin la kordhin Karo haddii loo baahdo. Madaafiicdan oo aad u casriyaysan ayaa garaacay caasimadda Kuuriya ayadoo ayna jirin hub ka difaaci Kara.
Jabaan ayaa sheegay in hubka Woqooyiga Kuuriy tijaabisay uu ahaa gantaalaha sida qoriga loo rido oo ridadoodu gaaban tahay.
Bishop hore ayayahaud markii WoqooyigaKuuriya ay gantaalo ka gantey badda taas oo Ka dhigan in ayna u baahneyn in ay besho gantaalo gaaraya Maraykanka laakiin ay badda mari Karto.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay