Wasiir Muuse Biixi ugu qaabilsan ganacsiga laakiin aan inta badan aan waxba lagala tashan ayaa Ka gariirey kacdoonka gobolka ka bilowdey ee uu wado Suldaan Wabar. Wasiir Saajin oo la mida wasiir Maxamed Abgaal oo sidan oo kale daacad ugu ahaa maamulka beesha dhexe ayaa leh qori buur lala tuulo cadaalad idiinma keenayo.
Maamulka Somaliland ayaa waxa Ka taliya qabiileyste googa’ ay oo ka daran Fadhiid Siilaanyo weliba Ku faanay inuu jabiyay reer Awdal 1991markuu ciidankii mingeste u soo kaxaystey.
Wuxuu been ugu sheegay reer Awdal in Cid ugu imaanaysa gobolka aanay jireyn haday qoryaga buuraha la fuulaan, wuxuu kaloo been Ku sheegay in gobolku Ka maarmeyn Hargeysa iyo maamulka qabaliga ah ee beesha dhexe.
Waxaan moodaayay in Maxamuud Sacad Saajin uu dhaamo Maxamed Abgaal laakiin wan lagu hungoobay ayuu yiri Xuseen Warsame oo jooga Hargeysa.
Halka reer Awdal Ka dhinteen waa siyaasiyiinta loo magacaabo oo hadda Maxamuud Saajin Ku biirey ayuu raaciyay Xuseen Warsame.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay