20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Laba beelood oo Awdal heshiis ka gaaray dhul beereed

Laba beelood oo wada dega xeebta gobolka Awdal ayaa heshiis Ka gaaray dhulbeereed Ku dhawaaday in laysku rasaaeeyo. Labadan beelood ee Bahabar Muuse (Samaroon) iyo Ciise ayaa isku gacan qaaday markii loo Kala jeeday dhulkaas.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS