Muqdisho–Safiirka Imaaraadka u fadhiya Somaliya oo ka mida wadamada aadka u caawiya dadka tabaaleysan ee koofurta dalka ayaa ka badbaaday xasuuq ay la rabeen cadowga muslimiinta ee argagixisada shabaab. Safiirka iyo kolonyadiisa ayaa marayay tarabuunka oo ahaan jiray goob nadiifa oo laguna ciyaari jiray dawladuna ku soo bandhigi jirtay awooda dalka.
Waxa kale oo qaraxa ku dhintey dad aad u farabadan oo masaakiinta oo xasuuqeen maadaama goobaha cadowgu eegto ay tahay goob dadku ku badan yahay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
![is-qarxin[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/06/is-qarxin1.jpg)
![qarax[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/06/qarax1.jpg)
![qaraxa[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/06/qaraxa1.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay