14/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Afhayeenkii barlamaanka Butlaan oo sheegay in heshiiskii laga baxay afkana furtey (DAAWO)

Gudoomiye C/xakiin Dhoobo daareed ayaa sheegay in heshiiskii lagu dhisay Butlaan laga baxay haddana beelihii ku wada jirey gobolkaas ay wadatashi isugu noqon doonaan. Beelaha Warsangeli iyo Dhulbahante ayaa labada gobol ee hareeruhu xidid siibeen kana dhigeen kuwo kolba maamul meel u carara.



https://youtu.be/CVMzyYmzjmI



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS