Argagixisada dhiigmiiratada ee shabaab ayaa ka carartey laba deegaan oo ka tirsan gobolka Mudug. Dadka deegaanka ee naqashku Ku dheganaa ayaa sheegay inay deegaanada Maraale iyo Deeqlo oo hoostaga Xarardheere ay Ka carareen.
Argagixisada ayaa hoy u ah deegaanka Xarardheere halkaas oo ay joogeen in muddo ah dadkuna hadli karin.
Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in argagixisadu ooda jebiyeen markii ciidamo ka tirsan xooga dalka Ku soo dhawaadeen. Ma jirin wax iska hor imaada waxa keliya jirey markey ma arkeen ayay ooda jebiyeen.
Waxaan dhawaan xoreyn doonaa Xarardheere oo ah xarunta ugu weyn ee argagixisadu Ka degan tahay gobolka dhibna ugu gaystaan dadka shacabka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay