November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

War degdega: Muuqaal ay soo direen ciidanka uu hogaamiyo suldaan Wabar: ma nihin dhuuni qaatayaal

WP_20141222_003Awdal 22 Dec 2014–Ma nihin dhuuni qaatayaal waa fariinta ay soo direen ciidanka uu hogaamiyo Suldaan Wabar ee diyaarka u ah dib u hanashada dhulkooda iyo khayraadka ku jira oo hadda ay ka qatan yihiin iyadoo dekedihii madaaradii iyo lacagtii cashuurtooda guryo iyo daaro waaweyn ay ka dhisteen kooxda Xirsi Tooriile iyo SNM.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS