24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweynaha Somaliland oo direy hambalyada maalinta weyn ee xoriyada 26 Juun oo beri ku beegan+MUUQAAL

Hargeysa–Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa qudbad kooban u direy reer Somaliland maalinta 26 Juun oo beri ah oo ummada Somaliyeed ka xorowdey gumeysi wali raba in uu kala qaybiyo isagoo adeegsanaya Somali aan wadan fikir Somaliyeed sida gooni goosadka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM