17/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAABINEWS.COM

Kacdoonka bustaha qoyan ee gobolka Awdal: Qaybtii 2

Waa barnaamij xiise leh oo suxufiga da’da yar ee Faysal C/llaahi Abroone uu ku falanqaynayo kacdoonka bustaha qoyan ee ka curtay gobolka Awdal. Waxa doorkan ku martiya xeer dheere ruug cadaaga Prof Xaamud aw Cali Maasheeye.





ARAABINEWS