Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Waraabe ayaa sheegay inuu dhexdhexaadin Ka galay qaska Muuse Biixi Ka bilaabay magaalooyinka maamulka Somalilaan. Waxa taas Ka daran dadka uu jeelka Ku gurey oo hadda xad-dhaafay. Waxaan u shegnay inuu sii daayo masuuliyiinta uu jeelka Ku gurey ayuu yiri Faysal Waraabe.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay