23/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Horjooge Muuse Biixi waa laba wejiile lamana kulmeyno: Faysal Waraabe

Horjooge Muuse Biixi ayaa dalbadey inuu la kulmo gudoomiyaha xisbiga Wadani iyo Faysal Waraabe. Waxayse labada gudoomiye diideen inay la kulmaan laba wejiile hadalkiisa iyo ficilkiisu isla lahayn. Dhawaan ayay ahayd markii uu magacaabay guddi iyo weliba shaqsiyaad hore loo diidey oo Ku jira xisbigiisa.



“Guddi ayaa hadda nagu dhexjirta waana iyaga kuwaan Ka warsugeyno ee anagu la kulmi mayno Muuse Biixi hadduu doorasho qaban waayo kursigiisa u maqan ayuu yiri Faysal Waraabe.

Inkastoo sidan oo kale uu hore u yiri oo haddana waxba Ka soo bixin ayaa haddana la sugaa waxa Ka soo baxa.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS