November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Muuse Biixi oo jeelka u taxaabay suldaan isku dhiibi waayay Awdal

Horjoogaha maamulka Somalilaan ayaa jeelka u taxaabay suldaan Abshir oo Ka mida suldaanada ugu roon gobolka ee u dooda xaqa gobolku leeyahay.



Dhawaan ayay ahayd markuu suldaanlu Ku baaqay in dhalintu ilaashato dhulkeeda oo maamulka Muuse Biixi u soo wado inuu sunta Ku shubo gubana ciida beeralayda ku nooshahay.

“Waa hadalka baraarujinta ee suldaanku Ku hadley waxa uu Ka dhididey horjooge Muuse Biixi oo adeegsanaya fadhiid Saylici ayaa keentay in suldaanka lagu tunto xuquuqdiisa ayuu yiri Xuseen Warsame oo ka faalooda siyaasada gobolada Woqooyi.



Suldaanada beeshiisa ayaa lagu tuhunsan yahay inay Ku jiraan shirqoolka lagu xirey suldaan Abshir oo mujaahid qarsoona sida uu qabo Xuseen Warsame.

Hoos Ka fiirso

https://youtu.be/OTAFHhhX6tc

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS