November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xoolaha Somalilaan oo sun la siiyay iyo biyaha Hargeysa oo xanuun laga qaadi karo

Masuul u qaabilsan xanaanada xoolaha ayaa qarxiyay in xoolaha ku nool Somalilaan la siiyo suna dileysa sanado kadib ujeedaduna tahay sidii loo dabar jari lahaa waxa keliya ee hadda Somalidu ku nooshahay.

Waxa la ogaadey in sun lagu dabar goynayo xoolaha la keenay lagana soo geliyay Awdal ayadoo maamulka siiyay ruqsad suntan lagu soo geliyo ayna jirina cid ka warhaysa waxay sameeyaan.


Halista dhuumaha biyo balaadhinta

Dhinaca kale masuul ka tirsan xisbiga Wadani ayaa isna qarxiyay in dhuumihii loogu talogalay biyaha inay qaadaan ay aay hadda ku urayaan cadceeda oo xataa laga qaadi karo xanuunka halista ah ee Kankarka.

https://youtu.be/1F7Bf2hSpMs




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS