Wasaarada beeraha ee dawlada dhexe ayaa sheegtay inay koox tababaran u dirtey gobolada Galmudug iyo Butlaan si Ayaxa looga hortago inta Ka hadhay agabka uu dhameeyay. Ayaxa ayaa dhaqaale xumo xoogan Ku soo kordhiyay dhulka barwaaqaysnaa iyo beero falatada.
Wasaarada beeraha ayaa sheegtay inayna haynin agabkii iyo suntii lagula dagaali lahaa maadaama la bililiqaystey hadday wax ka hareen qalabkii wasaadadu Ku shaqayn jirtey.
Waxase wasaarada lagu canaantey inay ka gaabisay in ay gobolada sinto kana bilowdo waxay haysato gobolada Ayaxu ku horeeyay sida Togdheer iyo qaybo Ka mida Awdal.
Tani waxay muujinaysaa fadhiidno ayuu yiri Xuseen Warsame kana turjumaysaa inay tahay dawlada dhexe kuwa kala soocaya dadka ama gobolada.
Si kastaba ha ahaatee waxa Somaliya guud ahaan ku habsaday Ayax aan loo diyaar ahayn ka hortagiisa xilli RABI shubey mimcadiisa roobka taasina ay soo kicisay Ayaxa oo isagu ku nool barwaaqada.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay