Ayax ku habsaday diyaarad Itoobiya leedahay oo ka soo duushey Jabuuti: SAWIRO
Diyaarad ay Itobiya leedahay ka soo duushey oo ku socotey Diridhaba ayaa waxa ku habsaday Ayax farabadan oo ka galay diyaarada meelkasta. Bayloodka ayaa sheegay in raxanta hore uu ka badbaaday laakiin wax yar kadib ay ku dhex dhaceen guuto kale oo Ayaxa oo xataa aan waxba ka arki kari weynay.
Ayaxa oo inta badan dilaaca xilliyada bilaha barwaaqada ah ee Oktoobar iyo Noofembar oo la helo roobka uGu badan ayaa sanadkan aad u farabadnaa maadaama RABI shubey nimcadiisa.
”Waxaan baajinay tiraba laba jeer inaan ku degto halkii aan u soconay oo ahayd Diridhaba laakiin Ayaxa oo farabadnaa oo meelkasta ka galay diyaarad aan degi kari weyno kadibna aan diyaarada u leexino caasimada ayay yiraaheen bayloodkii waday.
Sawirada hoose ayaa muuijnaya in diyaaradu waxba ka arkeyn horteeda iyo weliba motoorka diyaarada oo uu galay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...