08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi (handaraab) oo magac cusub loo bixiyay kadib wacad furkii

Kadib wacad furkii Muuse Biixi (Handaraab) uu ka baxay balankii doorashada ayaa ninkii markii hore u bixiyay Ila meerayso uu haddana u helay magac ku haboon xaalada hadda. Muuse Biixi waa macmiil.



https://youtu.be/Yv4S0-FV1EE



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS