Cudur doofaarka laga qaado oo ku faafaya Shiinaha
Cudurka halista ah ee doofaarku keeno ee markii hore Ka dilaacday Shiinaha ayaa hadda Ku gaaray caasimadda Biijiin. Cudurkan oo sida harganka Ku bilaabma ayaa Ku dhaca sambabada iska markaana keena naqas Ku dheh. Qofka ayaa marka hore u xanuusanaya sida harganka oo kale.
Sidee lagu Kala qaadaa
Cudurkan ayaa ku faafa qufuca iyo hindhisada haddii aan la xiran afduubasho marka la socdo suuqyada ama qofka cudurka qabaa daboolin agkiisa xilliga qufuca iyo hindhisada kadibna maydhin gacmihiisa.
Waxa dhowr sanno kahor uu Ku dhacay Koofurta dalkaasi Shiinaha, wuxuuna si degdega u gaaray dalalka Shiinaha jaarka la ah.
Dalalka aduunka ayaa ka walaacsan in cudurku mar labaad Ku faafo wadamada jaarka kadibna u gudbo wadamada kale, waxayna ku baaqern in la xakameeyo.
Qofka cudurkan neef qabatowga ku dhaco ayaa si takoorana loo daaweeyaa, si aanu ugu faafin bulshada inteeda kale.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...