Shalay ayay ahayd markii raiisal wasaare Xasan Cali uu shaaciyay mashruuc lagu maalgelinayo dhalinyaro Somaliyeed dhamaan gobolada dalka oo ay ku jiraan Hargeysa iyo Burco. Haddaba afhayeen u hadley Muuse Biixi ayaa wacad ku maray in dhalinta Hargeysa iyo Burco Ka qaybqaadan.
“Waxaan aad u soo dbaweynaynaa maalgeshiga lagu samaynayo dhalinyaro Somaliyeed oo ay ku jiraan kuwa gobolka Awdal ayuu yiri C/llaahi Nuur oo isagu degan magaalada Boorama.
Haddii Muuse Biixi u diidayo dhalinta Hargeysa iyo Burco waa arin u taala dhalinta goboladaas laakiin anagu hadaan nahay Awdal waxaan leeyahay waa mashruuc lagu farxo ayuu raaciyay C/llaahi oo ah wiil waxbartey laakiin bilaa camala.
Waa naxdin in Muuse Biixi oo aan haba yaraatee wax aqoona u lahayn maamulka uu ka hor yimaado mashruuc faaiido leh dhalinta bilaa camala ayuu yiri Xuseen Warsame oo Hargeysa jooga.
Warbixintii Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay