Waa arin aad looga argagaxo markaad maqasho gabadh shan jira ayaa la kufsaday. Waa kufsiyo aad Ka maqlo Karto wadamada gaalada oo kufsigu yahay wax dhaca saacadiiba mar.
Waxa taas ka siiĀ daran in gabadhan yar ay Ka mid tahay kuwa Muuse Biixi dayacay ee Ku jira aqal Somaliga cusub ee bacaha laga sameeyo. Su’aasha aad is weydiin Karto ayaa ah sidee loo badbaadiyaa dadka dayacan ee agjiifa xilligan Muuse Biixi.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay