22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qoxootigii ugu horeeyay ee ka qaxa Yaman oo soo gaaray xeebta Saylac

Saylac–Gudooyiyaha gobolka Salal Waaberi ayaa sheegay in Saylac ay soo gaareen qoxootigii ugu horeeyay ee ka yimaada Yaman. Qoxootigan ayaanu sheegin tirada ay le’egyihiin iyo cida ay yihiin wuxuu kaloo sheegay in la keeni doono Hargeysa si ay u helaan atuu yiri caawimo maadaama Saylac tahay geri go’an ay adagtahay sida lagu gaarsiiyo gargaar.

Qoxootigan ayaa Saylac soo gaaray xalay iyagoo ku yimi doonyo ka soo qaday Yaman oo dagaal burburin ah ay ku hayaan urur diimeedka ka taliya Sucuudiga oo gaaleeyay muslimiinta Yaman kadibna ku bilaabay duqeyn.

Yaman ayayna jirin wax nolola iyadoo ay qirinqiir tahay nolosha caadiga ah oo dadku dhimanayaan biyo iyo koronto la’aan.

Qoxootigan soo gaaray ayaa laga in ay u yimaadeen iyadoo bil kahor lagu gumeystay dekeda BERBERA qoxooti Somali ah oo dalkooda ku soo noqonayay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM