November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Mulkiilaha shabakada Waagacusub Daahir Calasow oo qarxiyay in Saado Cali ay dileen Dahabshiil+MUUQAAL xasaasiya

WP_20141223_001Holland 22 Dec 2014–Daahir Calasow oo ah mulkiilaha shabakada Waagacusub ayaa qarxiyay in fanaanadii Saado Cali ay dilkeeda ka dambeeyay Dahabshiil oo adeegsanaya argagixisada shabaab. Dahabshiil ayaa lagu eedeeyaa in ay maalgeliyaan argagixisada koofurta Somaliya. Daahir Calasow ayaa sheegay raga Dahabshiil u adeegsatay dilka iyo nin isaga u soo direen inuu dilo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS