11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo loogu hanjabay in caga cadaan looga qaadayo xilka

Xisbiyada Wadani iyo Ucid oo ka Hadley fadhiidnimada Muuse Biixi iyo qabyaalada uu ku maamulo maamulka ayaa dalbadey in doorasho la qabto mar haddii uu ku fashilmey maamulka. Faysal Waraabe ayaa sheegay in caga cadaan looga saari doono guriga Morgan.



Maxamed Yuusuf



ARAABINEWS