11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maxaad ka ogtahay dadyowga Somalida biirshay

Waa barnaamij lagu lafogurayo dadyowga Somali biirshay. Waxa soo diyaariyay saxafiga dhanka dhaqanka iyo taariikhda meel dhigey er Faysal Abroone. Waa qaybtii 3-aad waxaanad daawan kartaa kuwii Ku dhaafay.





ARAABINEWS