November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Siyaasiyiinta reer Awdal oo ku baaqay in beesha caalamku soo dhexgasho saami qaybsiga

Siyaasiyiinta gobolka Awdal qaybta gobolka dhalinyarada ayaa ku tilmaamay wax laga xumaado farogelintii beesha caalamku soo farogelisay doorashada maamulka Muuse Biixi. Waxayna ku baaqeen in saamiqaybsigana soo farogeliyaan. Maamulka Muuse Biixi ayaa dhinac walba ku fashilmey.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS