Waxa shalay si.la filaan isku casishay duqa magaalada Jabuuti Faadumo Cawaale Cismaan oo ahayd haweenaydii ugu horeysay ee geeska Afrika Ka noqota gudoomiye degmo. Waxa jirta in dhawaan ay isbedel Ku samaysay xafiiskeeda.
Waxase jirta oo wararka hoose sheegayaan in dib loogu soo celiyay xubnihii ay bedeshay taas oo Ka dhigeysa mid aan awood u lahayn hawsheeda laakiin ay gacanta ugu jirta kelidii taliye Ismaaciil Cumar Geelle.
Golaha deegaanka caasimada Jabuuti ayaa gal jufo Ka shaqaysaa. Marley aragtey in aan waxba faraha ugu jirin ay gudbisay us casilaadeeda ayaa wararku tibaaxayaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay