Ingiriiska oo joojiyay bixinta mishaharka askar Muuse Biixi adeegsado
Dawlada Ingiriiska ee siisa maamulka Somalilaan taageerada ugu weyn ayaa lagu canaantey taageerada ay siiso askar ay u tababareen Somalilaan oo Muuse Biixi u isticmaalayay inuu dadka fikirkiisa diidan ugu soo daato saqda dhexe.
Ciidankan Ingiriisku tababaray oo loo soo gaabiyo RRU ayaa ku kacay xad-gudubyo ka dhana Bani-aadamka waxana dadkii ay waxyeelada gaarsiiyeen ka gudbiyeen dacwado ka dhana Ingiriiska oo isagu maalgelin jirey.
Muuse Biixi oonka naxay arintan ayaa qirtey in lacagtaas la joojiyay. Waxa kale oo si xun oo qabyaaladeysan loo isticmaalayay lacag Ingiriisku soo aruuriyay oo markii dambe loo bixiyay sanduuqa horunarinta Somalilaan laakiin isku bedeshay sanduuqa beesha dhexe.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...