13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo oo meel xiise leh maraya

Waa qayb kale taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo. Hibaaq ayaa u muuqata inay la qabsatey miyiga kuna mashquulsan xaabo ururin iyo adhi raac. Halka Ceegaag uu daba taagan yahay rabana inuu soo xero geliyo.





ARAABINEWS