21/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi Cabdi Shootali oo banaanka soo dhigey cudurka Koora oo Muuse Biixi qabyaaladeeyay

Siyaasiga Cabdi Shootali ayaa banaanka soo dhigey sida foosha xun u qabyaaladeeyay cudurka Koora oo uu la rabo beelaha inay ku dhamaadaan. Wuxuu tusaale u soo qaatey hudheel Garxajis lahaa oo lagu qasbey in la dhex-dejiyo dad looga shikiyay hargabka Koora iyo weliba isbitaalka Al-xayaat ee Boorama oo uu isticmaalayo inuu dhigo dadka qaba Koora.




Taas oo ka dhigan inuu ka fogeeyay beeshiisa uuna leeyahay kuwa haku dhamaadaan.

https://youtu.be/PpzYSiFZVc8



ARAABINEWS