Huteelka aduunka ugu naxdinta jiifkiisa oo la soo bandhigey iyo waliba dad ku qanacsan halka uu ku yaala kuna soo qulqulaya in ay hal mar seexdaan. Huteelkan ayaa ku yaala wadanka buuraleyda ah ee Peru kana mida goobaha loo dalxiis tago. Habeenkii ayaa la sheegay in huteelkan lagu seexdo 280 lacagta reer Yurub.
Huteelkan oo lagu magacaabo Natura Vive Skylodge waxaa u safra inta badan dadka buuraha kora ee ka imaanaya Qaarada Yurub balse waxaa cajiib noqotay qaar ka mid ah Qolalka Jiifka Hoteelkaan oo laga dul dhisay Buuro dhaadheer dushooda (121 mitir) !!
Milkiilaha Huteelkan ayaa sheegay in dadka Geesiyaasha ah ay inta badan soo seexadaan qolalka Huteelka ee ku yaala buuraha dushooda halka dadka iska caadiga ah ee naftooda jecel ay u soo degaan dhulka hoose ama qolalka caadiga ah ee Hotel Natura Vive Skylodge .
ARAABINEWS.COM
![hote_1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/hote_11-300x200.jpg)
![hote_2[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/hote_21-300x167.jpg)
![hote_4[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/hote_41-300x200.jpg)
![hote_5[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/hote_51-300x225.jpg)
![hote_6[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/hote_61-300x198.jpg)
![hote_7[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/hote_71-300x200.jpg)
![hote_8[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/hote_81-300x225.jpg)
![hote_7[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/hote_71.jpg)
![hote_4[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/hote_41.jpg)
![hote_6[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/hote_61.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay