12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Kulanka Ubax Fahmo iyo Farduus VIP maxaa kala qabsaday qosolka aduunka

Fanaanada Ubax Fahmo iyo Farduus VIP ayaa fagaare Boorama isku helay halkaas Farduus VIP ka sheekaysay dhacdadii ugu darneyd oo ay ku jirto mar ay la kulantey xaflad qurbajoog ka buuxaan.





ARAABINEWS