Athens–Shacabka Giriiga ayaa diidey gumeysiga cusub ee daynbixiyeyaasha oo dhiibayay amaro ku saabsan sida loo maamulo dalkooda. Natiijadii cod bixinta ayaa hadda la soo gabagabeeyay waxayna shacbiga Giriiga cod dheer ku sheegeen in ay diideen amarada daynbixiyeyaasha. Dawlada Giriiga oo iyadu la tashatay shacbigeeda ayaa ka heshay kalsooni buuxda.
Daynbixiyeyaasha ayaa xaalku ku xunyahahy iyagoona rabin in Giriigu ka baxo lacagta Yurub iyo xitaa midowga Yurub inkastoo Giriigu aanu rabin in ay ka baxaan midowga Yurub laakiinse ay diideen lacagta ribada ee wadamada taajirka ahi ay rabaan in kau dul cunaan dal fiqiira.
Raiisal wasaaraha dalkaasi ayaa sheegay in berito ay dib ugu noqon dononaan kooxda dayn bixiyeyaasha iyagoo wata codka dheer ee dadkiisa sheegayna in aan lagu noqoneyn waxa dadku diideen oo ah in la joojiyo lacago farabadan oo masaakiinta la siiyo.
Wax wara wali kama soo bixin daynbixiyeyaasha.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay