Xulka qaranka ee Jili ayaa ku guuleystay koobka Amerika kadib markii uu gool ku laad 4-1 kaga badiyay xulka Argentina. Ciyaaryahanka Messi oo ciyaaraha naadiyada si fican u ciyaara ayaa hoos u dhigey dalkiisa. Jili oo dalkeeda lagu qabtay tartankan ayaa 99 sano sugeysay in ay qaado koobkan. Ciyaaryahan Alexis Sanchez ayaa Jili u dhaliyay gool ku laadka ay koobka ku qaaday.
ARAABINEWS.COM
![2A3C1FC700000578-0-image-a-19_1436043802579[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/2A3C1FC700000578-0-image-a-19_14360438025791-300x226.jpg)
![2A3C2B6900000578-0-image-a-10_1436042895549[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/2A3C2B6900000578-0-image-a-10_14360428955491-300x200.jpg)
![2A3C930D00000578-3149691-image-a-75_1436052327834[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/2A3C930D00000578-3149691-image-a-75_14360523278341-300x257.jpg)
![2A3C2CA900000578-0-image-a-8_1436042832980[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/2A3C2CA900000578-0-image-a-8_14360428329801-300x250.jpg)
![2A3C3F8500000578-0-image-a-23_1436044699330[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/2A3C3F8500000578-0-image-a-23_143604469933011-300x217.jpg)
![2A3C64ED00000578-0-image-a-37_1436047832358[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/2A3C64ED00000578-0-image-a-37_14360478323581-300x200.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay