24/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Jaajuumow oo jacaylkiisu ka dudey iyo Iskufilan oo shaqadii laga eryay

Waa qayb kale oo xiise leh taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo. Jaajuumow oo jacaylkiisii ka dudey markuu soo celiyay Ceegaag halka Iskufilan oo khiyaamay jacaylkiisa Iyana ay ka eriday shaqadii ay gaysay.





ARAABINEWS