20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Daawo: Ceegaag oo lagu dhegan yahay iyo Jaajuumow oo bilaabay shukaansi cusub

Ceegaag oo lagu dhegan yahay lana soo wacay asagoo jacaylkiisa Hibaaq casho geeyay halka Jaajuumow bilaabay shukaansi kadib markii jacaylkiisii hore guriga uga baxday maalin cad. Iskufilan ayaa isna raaligelin u tagey gurigii adeerkii.





ARAABINEWS