November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Jabuuti oo samaysay caymis caafimaad oo dadka curyaanka ah u bilaasha maxaa kale oo ku jira+MUUQAAL

WP_20141223_010Jabuuti 23 ec 2014–Dawlada Jabuuti ayaa samaysay caymis caafimaad oo dadka dalkeedu si fudud u heli karaan dhakhaatiir iyo daawo. Qofka ayaa laga rabaa inuu bixiyo lacag cayiman halka dadka qaar ay yihiin bilaash sida dadka waaweyn iyo dadka curyaanka ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS