12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweyne ku xigeenka cusub ee maamulka Galmudug oo lagu dhaweeyay Caabudwaaq

Caabudwaaq–Madaxweyne ku xigeenka maamulka cusub ee Galmudug Xasam Maxamuud Warsame oo ka soo jeeda Caabudwaaq ama galbeedka gobolka Galguduud ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay degmada iyadoo meesha ka saaraysa in uu jiro wa muran ah oo u dhexeeya maamulka cusub iyo dadka ay doorteen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM