12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Khaatumo State oo daawooyin ay xaq u lahaayeen si toosa loogu dhiibey madaxweynahooda Prof Cali Galaydh: ARAG

Muqdisho–Madaxweynaha Khaatumo State Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa daawo ay xaq u lahaayeen markii ugu horeysay si toosa loogu dhiibey iyadoo la soo marin dhinacyada ay xorta ka yihiin. Daawooyinkan oo deeq ah ayaa si u gaara doona maamulka Khaatumo State ee ay samaysteen shacabka reer Khaatumo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM