24/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Daawo: Jaajuumow oo jacaylkiisa keenaya guriga: Qayb kale taxanaha dhaqan miyi

Waa qayb kale oo xiise leh taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo. Jaajuumow oo jacaylkiisa keenaya guriga rabana inay si hoose ugu meheriyo. Dhinaca kale Hibaaq iyo Ceegaag oo ka heshiiyay meherka kuna jira diyaarinta arooska.





ARAABINEWS