Haweenaydii Talyaaniga ahayd ee ka dhooftey Muqdisho kadib markii la soo furtey ayaa mujrimiinta shabaab sheegteen inay madax furasho ka qaateen. Waxa aan la ogeyn soo furashada iyo sheegashada argagixisada.
Mujrimka weyn ee Cali Dheere ayaa sheegay inay qaateen lacag furasho halka dhinaca kale sheegay in ayna ahayn askari laakiin ay lacag ku fadhidey. Mujrimiinta shabaab ayaa ku kaca waxkasta oo diinta ka fog tana waxay muujinaysaa waxa ay yihiin.
Hore waxaan u ogeyn inay dadka iska dilaan imikana waxay bilaabeen afduubka ajaanibta si ay u wadaan hawlaha dhiigmiiratadu ku xasuuqdo muslimiinta ayuu yiri Cali Calasow.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay