Xafiiska xeer ilaalinta qaranka ayaa faahfaahin ka bixiyay masuuliyiin dawladeed oo xiran iyo kiisaska lagu haysto. Madaxa xeer ilaaliyaha guud Saleebaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in dhawaan maxkamad la soo taagi doono eedaysaneyaasha xiran.
Ma sheegin tirada eedaysaneyaasha leexsaday hantida shacabka ee lagu aaminay, wuxuuse sheegay in la hayo cadaymo.
“Waxaan xayirney keydka bangiyo ay ku leeyihiin eedaysabeyaasha iyo shirkado ku jira arimo musuqmaasuq, weyna soo muuqan doonaan dhawaan ayuu yiri Saleebaan.
Maaha markii ugu horeysay ee xubno ka tirsan dawlada iyo masuuliyiin kale loo xiro leexsasho hanti shacab.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay