Beel degan deegaanka Sancaani ee Hargeysa ayaa ka cabanaysa dulmi ku soo kordhey oo maayerkii hore ka hayay. Maayerka cusub ayay sheegeen in nin ay isku jufo ahaayeen oo marhore loo diidey hadda uu soo rogaal celiyay..waxay dalbadeen in la soo kala gaaro inta ayna arintu qarxin. Waxayna ka cabanayeen in nin reer Jabuuti uu dhulka qasayo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay