24/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Daawo: jacaylkeenu hadduu isku duba dhacay: Qayb kale taxanaha dhaqan miyi

Jaajuumow iyo jacaylkiisa cusub ayaa diyaarinaya sidii ay u dhamayn lahaayeen hawlaha u dhiman. Waa qayb kale taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo oo meel xiise leh maraya. Arooska inoo qari yaan la ogaan.





ARAABINEWS