Ururka caafimaadka aduunka ee xagjir Taram u diidey inuu siiyo lacagtii ku waajibtey ayaa sheegay inay ka digayaan daawo uu qaato Taram marna xayaysiiyo oo uu u cuno cudurka Kooro. Daawadaas oo lagu magacaabo hydrokoloriin oo looga hortago kaneecada ayaa ururku sheegay inay leedahay halis caafimaad.
Bukaanada qaar ayaa la sheegay inuu wadnuhu ku gariirey qaarkoodna ku dhinteen. Ilaa hadda makirto daawo la sheegay inay daawayso cudurka Kooro aan ka again daawo dhaqameedyo lagu sheegay Afrika iyo in la adkeeyo difaaca jidhka.
“Dib ayaan u fiirinay daawadaas waxana noo soo baxdey inay halis ku tahay caafimaadka markaasi waan ka saarney liistada daawooyinku lagu tijaabin karo dadka qaba cudurka Kooro ayuu yiri afhayeen u hadley ururka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay