23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dib u jaleec waraysi uu bixiyay marxuun Jaamac Cabdullaahi Qaalib iyo xilligii maxaakiimta

Marxuun ruug cadaa Jeneraal Jaamac Cabdullahi Qaalib wuxuu ahaa wadani jecel dalkiisa wuxuuna ahaa afhayeenkii uGu horeeyay ee la doorto waxyar kadib xornimada dalka. Waxaa waraysi uu bixiyay kaga hadlay siyasadii dalka ka taagneyd o xilliga waraysigan ahayd marki Itoobiya soo weerartay argagixisadii ku dhuumanaysay maxaakiimtii.

ARAABINEWS.COM