Gacan ku dhiiglihii diley ninka madow oo naagtiisu iska fureyso
Gacan Ku dhiiglihii diley ninka madow magaalada Minayabolis ayaa naagtiisu sheegtay inay si degdega iskaga furayso. Waxa dareenkeygu la qaybsanayaa qoyska ninkaa madow ee maanta geeridu u taalo ayay tiri misis Minasota oo ah haweenay ku guulaysatey quruxda magaalada Minasota.
Lama joogi Karo gacan Ku dhiigle waxaan aniga iyo qoyskeygu dalbanaynaa in San helno goob aan amaan Ku noolaano ayay tiri Kellie.
Gacan ku dhiiglaha diley ninka madow ayaa la filayaa in cadaanku u doodaan si loo fasaxo waayo nidaamka xun ee dalkaasi ayaa ah in dilaagu ka xaq weyn yahay ka la diley.
Rabshadaha ka dhacay dalkaasi ayaa waxa intooda badan dusha looga tuurey xagjir madowga neceb oo ku dhex dhuuntey dadka cadhaysan ee aan fileyn inay cadaalad u helaan ninkaasi madow.
Furiinka noocana ayaa la filayaa inuuuddo qaato maadaama nidaamka furiinkooda uu yahay Kan ugu liita aduunka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...