Saturday, April 27th, 2024
header










Meta







Xagjir Taram oo loola cararay dhufaysyada hoose ee madaxtooyada

Waxa welli socda banaanbaxyo isku bedelay bililiqaysi dalkaasi Maraykanka kadib markii Askari booliisa uu si cad u diley nin madow. Askarigaas ayaan welli abaalkiisa la marin, marka la ergo sharciga la jira dembiilaha ee dalkaasi a waxa dhacaysa in ninkan cadaanku sii daayaan.



Haddaba dad aad uga caraysan cadaalad xumada dalkaasi sheegta xoriyada iyo ilbaxnimada laakiin ah dalka ugu liita labadaas xadaaradoodba, ayaa dadka dalkaasi dareemeen sida keliya ee ay ku heli karaan cadaalad ay tahay ayagoo nidaamka dhulka geliya, inkastoo xooga cadaanka uga faaiideystaan inay tukaanada dhacaan.



Xagjir Taram oo jimcihii banaanbaxyada gaareen aqalka cad ee uu degan yahay ayaa baqdin awgeed loola cararay dhufaysyada hoose ee aqalku leeyahay ee loogu talogalay inuu galo haddii dalka Ruushku ku weeraro hubka nukliyeerka.

Internet-ka iyo telfoonada oo go’an

Wararkii u dambeeyay ee xalay ka imaanayay Washinton ayaa la xaqiijay in qarax weyn dhacay saacadihii dambe kadibna isla markiiba Taram oo goostey khadka internet-ka iyo telfoonada.

Taas oo dhalisay cabsi in uu bilaabay inuu toogto dibed baxeyaasha. Waxa durba la waayay wax akhbaara. Saacadihii hore ee Isniinta ayaa waxa dib loo soo celiyay khadadka internet-ka iyo telfoonada.

Waxay tani muujinaysaa inuu kalatalisnimo iyo cadaadin ku bilaabey dadka dibed baxeyaasha xilli uu dalalka kale ku caayo ama weerari jireen dad ay dileen. Munaafaqad waa tani asyuu yiri Xuseen Warsame.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...