17/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dawlada Somaliya ayaa guul ka gaartay weerarkii argagixisada ee huteelada Muqdisho+SAWIRO

Dawlada Somaliya ayaa guul ka gaartey weerar argagixisada shabaab ay afurkii dadka u diidey oo ay ku qaaday huteelada Weheliye iyo Siyaad. Huteelka Weheliye ayaa marki la dilay argagixisada halka kan Siyaad ay cabaar dagaalameen. Waxa la sheegayaa in khasaaraha ugu badan uu ahaa kan argagixisada oo 9 laga dilay halka dhinaca kale dad shacab ay ah dhaawac loogu qaaday dhaqaatiirta.

36[1] 65[1] 83[1] 94[1] 103[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM