Waxa xalay la soo geliyay hees ay qaadayso fanaanad ka tirsanayd kooxdii Waayaha cusub ee markii dambe iska dhiibey Yurub. Heestan oo ay u bixiyeen Nabar iyo Naxdin oo lagu caynaayay madaxda qaranka ee hadda joogta ayaa inta jecel ay ka badnaatey inta nacaybka u saartey.
Fanaanada heestan loo hoos geliyay oo sumcad fiican ku lahayd Somalida dhexdeeda intayna iska dhiibin Yurub ayaa halmar maradii ka dhacdey.
Cali Calasow ayaa qaba in iyadu eeda ugu badan lahayn ee uu leeyahay ninkeeda Shiine oo la filayo in uu uga dan lahaa sideen markale masraxa ku soo noqonaa Una qabsanaa baraha bulshada.
“Madaxda qaranka ee hadda joogta ayaa u noqday aalad lagu soo caan baxo ayuu yiri Xuseen Warsame oo intaas raaciyay in heestu sumcad siisay madaxda hadda joogta oo la yimi deganaansho dawladnimo.
“Waa markii iigu horeysay oo aan arko hees saacado ku jirta oo lagu dhiftey laba boqol oo kun oo nacayba ayuu yiri Cali Calasow waxayna muujinaysaa heerka Somalida dhexdeeda ay u joogaan madaxda qaranka oo xataa Maraykanku rabo inuu daaqada ka tuuro dawlad wanaaga awgeed.
“Waan ka naxay fanaanadaas hadda fankeedu gabagebo ku dhow yahay in iyadoo qurbaha qaxooti ku ah ay soo duubto hees qabyaalad casa ayuu yiri Xuseen Warsame.
Waxa dadka ka yaabiyay hees qabyaaaladeysan 2020 xilli welli kuwii qaranka lagu ridey kuwii qaaday ay ka qoomamaynayaan. Hees dambe oo Wadani ah maka dhegeysan doonaa jawaabtu waa Maya.
Digriyow (sawirka sare) oo ka mid ahaa kooxdaas sumcada lahayd ayaa yiri “waxaan beri foolxumada socota waxaan tacsi u dirayaa ummada Somaliyeed. Magaciina was nags burburtey aan muddada u soo halganay ayuu raaciyay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay