19/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qoys qurbajooga oo reer Awdala oo ka qaybqaatey xayaysiis loo sameeyay garoonka Hargeysa maxayse ku sheegeen

Waxa dhowr jeer la cuney lacago ay bixiyeen dawlado caraba oo loogu talogaley in lagu dhiso madaarada Boorama iyo Burco iyadoo dhawr ka mida lacagahaas la geliyay madaarka Hargeysa oo ka mida goobaha laysku furto marka aad ka soo degto. Muwaadin reer Awdala oo reer Londona ayaa fikirkiisa ka dhiibtey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM