November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Adeerow Boorama ma joognee meeshu waa Berbera,,Ramaax oo goob lagu fadeexeeyay: ARAG

Badhasaabka Boorama ee Siilaanyo Ramaax ayaa ku fadeexoobey goob lagu waraysanayay maareeyaha dekedda Berbera oo uu si anshaxa ka baxsan u soo farageliyay isla markaana caayay wariyihii. Wariyihii waraysiga waday oo ka yaaban ciyaala suuqnimada noocana ayaa ku yiri adeer Boorama maaha meeshu ee waa Berbera.

Ramaax oo joogi jirey Maraykan ayayna waxba u tarin in uu ka soo faaiideysto nidaamka iyo kala dambeynta iyo xaqdhowrka wuxuuse wali sii wadaa kalitalisnimo iyo dadka oo uu hawshiisa ka horjoogsado.

Maqal wariyihii oo uu ku caayayo suaasha halkii uu dhegeysan lahaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM